Gudoomiyaha Jaamacadda Baay ee Magaalada Baydhabo Dr.Adan Mayow iyo qaar ka mid ah Maamulka Jaamacadda ayaa maalintii Labaad waxa ay booqasho ku tageen Iskuulka Al-Macrifa ee Magaalada Baydhabo.

- Posted by Admin
- Posted in Administration, Education, Learning
Gudoomiyaha Jaamacadda Baay ee Magaalada Baydhabo Dr.Adan Mayow iyo qaar ka mid ah Maamulka Jaamacadda ayaa maalintii Labaad waxa ay booqasho ku tageen Iskuulka Al-Macrifa ee Magaalada Baydhabo.
Gudoomiyaha ayaa Ardeyda Fasalada 12aad waxaa uu Allaah uga baryay inuu Imtixaanka Sanad Dugsiyeedka 2022-2023 inuu Ilaahey ufududeeyo dadaalka iyo Akhriskana ay badiyaan.
Waxa kale oo uu ku dhiirigeliyey inay ka mid noqdaan Ardeyda cusub ee Jaamacadda Baay.
Sidoo kale waxa uu umahadceliyey Maamulaha Iskuulka Al-Macrifah Ustaad Muxudiin Shariif sida sharafta iyo qiimaha leh oo uu usoo dhaweeyey.
Jaamacadda Baay mar walba waxa ay tixgelineysaa baahida Ardeyda, Muhimmadeeda ma ahan Lacag iyo daneysi gaar ah.










