Xaflad soo dhaweeyn Gadoomiyaha cusub Jaamacada Bay University

- Posted by Admin
- Posted in Administration, Education, Learning
Xaflad soo dhaweeyn Gadoomiyaha cusub Jaamacada Bay University
Midowga Ardeyda Jaamacadda Baay ayaa Xafladda soo dhaween ah usameeyey Gudoomiyaha Jaamacadda Baay Dr.Adan Ali Mayow.
Xafladda waxaa kasoo qeebgalay Masuuliyiin kala duwan, waxeyna ku dheeraadeen in Gudoomiyaha cusub ay bogaadiyaan.
Gudoomiyaha ayaa sidoo kale umahadceliyey Ardeyda Jaamacadda Baay, Maamulka Macalimiinta iyo qof kasta oo kasoo qeebgalay.










1 comments
-
A WordPress Commenter
Hi, this is a comment.
To get started with moderating, editing, and deleting comments, please visit the Comments screen in the dashboard.
Commenter avatars come from Gravatar.