Jaamacadda Baay oo ku biirtay Dalladda Horumarinta Waxbarashada Jaamacadaha Dunida.

Screenshot (1)

Jaamacadda Baay oo ku biirtay Dalladda Horumarinta Waxbarashada Jaamacadaha Dunida marka lasoo gaabiyo looyaqaano (GUNED) oo laga soogaabiyey Global Universities Network Education Development, waa Dallad Waxbarasho oo ay ku mideysan yihiin Jaamacado ku kala yaalla Qaaradaha Adduunka.

Jaamacadda Baay sharaf ayey utahay inay qeeb ka noqoto Jaamacadaha Afrika qaarkood inay kaga horeyso ku biiridda dalladaan.

Leave us a Comment