Gudoomiyaha Jaamacadda Baay ee Magaalada Baydhabo Dr.Adan Mayow iyo qaar ka mid ah Maamulka Jaamacadda ayaa maalintii Labaad waxa ay booqasho ku tageen Iskuulka Al-Macrifa ee Magaalada Baydhabo.
Gudoomiyaha Jaamacadda Baay ee Magaalada Baydhabo Dr.Adan Mayow iyo qaar ka mid ah Maamulka Jaamacadda ayaa maalintii Labaad waxa ay booqasho ku tageen Iskuulka Al-Macrifa ee Magaalada Baydhabo. Gudoomiyaha ayaa Ardeyda Fasalada 12aad waxaa uu..
- Posted by Admin
- Posted in Administration,Education,Learning
Gudoomiyaha Jaamacadda Baay ee Magaalada Baydhabo Dr.Adan ayaa ka qeebgalay kulan looga hadlaayey arimaha Deegaanka oo ay kasoo qeebgaleen Madaxda ugu sareysa FAO, NAAEE iyo GEEP.
Gudoomiyaha Jaamacadda Baay ee Magaalada Baydhabo Dr.Adan ayaa ka qeebgalay kulan looga hadlaayey arimaha Deegaanka oo ay kasoo qeebgaleen Madaxda ugu sareysa FAO, NAAEE iyo GEEP. Dr.Adan Ali oo ah uqeebsanaha arimaha Caafimaadka ee CHAP Somal..
- Posted by Admin
- Posted in Administration,Education
Xaflad soo dhaweeyn Gadoomiyaha cusub Jaamacada Bay University
Xaflad soo dhaweeyn Gadoomiyaha cusub Jaamacada Bay University Midowga Ardeyda Jaamacadda Baay ayaa Xafladda soo dhaween ah usameeyey Gudoomiyaha Jaamacadda Baay Dr.Adan Ali Mayow. Xafladda waxaa kasoo qeebgalay Masuuliyiin kala duwan, waxeyna..
- Posted by Admin
- Posted in Administration,Education,Learning
Waxaa weli socda Imtixaankii ugu dambeeyey sanadkaan oo ay ku jiraan Ardeyda Jaamacadda Baay.
Waxaa weli socda Imtixaankii ugu dambeeyey sanadkaan oo ay ku jiraan Ardeyda Jaamacadda Baay.
- Posted by Admin
- Posted in Administration
Jaamacadda Baay oo ku biirtay Dalladda Horumarinta Waxbarashada Jaamacadaha Dunida.
Jaamacadda Baay oo ku biirtay Dalladda Horumarinta Waxbarashada Jaamacadaha Dunida marka lasoo gaabiyo looyaqaano (GUNED) oo laga soogaabiyey Global Universities Network Education Development, waa Dallad Waxbarasho oo ay ku mideysan yihiin Jaa..
- Posted by Admin
- Posted in Administration