University Spotlights

Pangolin regarding rabbit ahead dolorously soothingly ouch unbound excluding sewed

Gudoomiyaha Jaamacadda Baay ee Magaalada Baydhabo Dr.Adan ayaa ka qeebgalay kulan looga hadlaayey arimaha Deegaanka oo ay kasoo qeebgaleen Madaxda ugu sareysa FAO, NAAEE iyo GEEP.

Gudoomiyaha Jaamacadda Baay ee Magaalada Baydhabo Dr.Adan ayaa ka qeebgalay kulan looga hadlaayey arimaha Deegaanka oo ay kasoo qeebgaleen Madaxda ugu sareysa FAO, NAAEE iyo GEEP. Dr.Adan Ali oo ah uqeebsanaha arimaha Caafimaadka ee CHAP Somalia ayaa waxa uu diiradda saaray cuntoyarida ka jirta Dalka ayadoo sanadihii ugu danbeeyey d..

4

Gudoomiyaha Jaamacadda Baay ee Magaalada Baydhabo Dr.Adan Mayow iyo qaar ka mid ah Maamulka Jaamacadda ayaa maalintii Labaad waxa ay booqasho ku tageen Iskuulka Al-Macrifa ee Magaalada Baydhabo.

Gudoomiyaha Jaamacadda Baay ee Magaalada Baydhabo Dr.Adan Mayow iyo qaar ka mid ah Maamulka Jaamacadda ayaa maalintii Labaad waxa ay booqasho ku tageen Iskuulka Al-Macrifa ee Magaalada Baydhabo. Gudoomiyaha ayaa Ardeyda Fasalada 12aad waxaa uu Allaah uga baryay inuu Imtixaanka Sanad Dugsiyeedka 2022-2023 inuu Ilaahey ufududeeyo dada..

4

Leave us a Comment