Gudoomiyaha Jaamacadda Baay ee Magaalada Baydhabo Dr.Adan Mayow iyo qaar ka mid ah Maamulka Jaamacadda ayaa maalintii Labaad waxa ay booqasho ku tageen Iskuulka Al-Macrifa ee Magaalada Baydhabo.
Gudoomiyaha Jaamacadda Baay ee Magaalada Baydhabo Dr.Adan Mayow iyo qaar ka mid ah Maamulka Jaamacadda ayaa maalintii Labaad waxa ay booqasho ku tageen Iskuulka Al-Macrifa ee Magaalada Baydhabo. Gudoomiyaha ayaa Ardeyda Fasalada 12aad waxaa uu..
- Posted by Admin
- Posted in Administration,Education,Learning
Xaflad soo dhaweeyn Gadoomiyaha cusub Jaamacada Bay University
Xaflad soo dhaweeyn Gadoomiyaha cusub Jaamacada Bay University Midowga Ardeyda Jaamacadda Baay ayaa Xafladda soo dhaween ah usameeyey Gudoomiyaha Jaamacadda Baay Dr.Adan Ali Mayow. Xafladda waxaa kasoo qeebgalay Masuuliyiin kala duwan, waxeyna..
- Posted by Admin
- Posted in Administration,Education,Learning